Oslo(Ramaas) Nov.25, 2016 – Maamulka ramaasnews waxa uu ugu bishaareynayaa akhristeyaashiisa in uu dib ugu baahin doono, barnaamijyo caafimaad oo uu Dr. Jaamac Yuusuf Cilmi muddo ka hor shabakadda idiinka gudbiyey.

Barnaamijyadda caafimaad ayaa ku saabsan xanuunada maanka iyo qaybihiisa kala duwan, waxaana taxanahani noqon doonaa xanuun maanka ku dhaca ee afka qalaadna lagu yidhaahdo (Anxiety Disorder) Welwelka Qaybtiisii Labaad.

Barnaamijka Lixaad oo dhageysi ahi waa kan ee maqal wacan:

 

 

Ramaasnews-desk

ramaasnews@gmail.com