Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Citizen or Stranger: Barnaamij Ka Hadlaya Dhibaatooyinka Dadka Soo Galootiga Ah Ku Haysta Dalal Kamida Yurub Oo Uu Diyaariyey Tvga Aljazeera (Daawo Video).

London (Ramaas) June19, 2013 – Wadamada ay ummadaha kala duwani ku dhaqan yihiin ee ay ka mid yihiin Kanada, Mareykanka iyo Ingiriisku, waxay dhiirigeliyaan sidii dadka soo galootiga ahi u…
The Big Story Posted Wednesday, 19 June 2013 00:56

Dalalka Itoobiya Iyo Masar Oo Ku Heshiiyey Inay Wadaagaan Biyaha Webiga Niilka.

Addis ababa (Ramaas) June18, 2013 - Masar iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey in ay si siman u wadaagaan biyaha Niilka, kadib markii wasiirada arrimaha dibada ee labada dal ku kulmeen…
Posted Tuesday, 18 June 2013 22:05

Wadamadda Jarmalka Iyo Sweden Oo Qaarada Yurub Noqday Wadamadda Qaxootigii Ugu Badnaa Qaabilay Sanadkii 2012.

Oslo(Ramaas) June19, 2013 – Wadamada dhaca qaarada Yurub ayaa intooda waxa ay bartilmaameed u yihiin qaxootiga kasoo hayaama wadamada ay aafeeyeen qalalaasaha iyo dib u dhaca dhaqaale. Dadkan oo sidii…
Posted Tuesday, 18 June 2013 23:16



Rayiga Dadweeynaha

Photo Gallery

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diinta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

Voting Poll

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Waxa Ku Haboon Inuu Majaraha U Qabto

Madaxweynaha Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), - 23.3%
Guddoomaha wakhtigan Muuse Biixi Cabdi - 30.7%
Wasiir C/Casiis Samaale - 20.7%
Muj: Maxamed Kaahin Axmed - 6.3%
Masuuliyiin Ku Cusub Saaxada - 19.1%

Total votes: 971
The voting for this poll has ended on: 25 Mar 2013 - 16:35