Dib Uga Faa’iidayso Qormooyinkii Kala Duwanaa Ee Uu Qoraaga Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd” Ku Baahiyey Shabakadda Ramaasnews.

 

Kadib, markii ay codsiyo kala duwani noogga yimaadeen akhristeyaasha sida joogtada ah ugu xidhiidhsan qoraalada iyo barnaamijyadda lagu baahiyo shabakadda Ramaasnews, codsiyadaas oo ku saabsanaa sida iyo halka ugu fudud ee uu dib uga heli karo qofka doonaya in uu dib u akhriyo qorrmooyinka uu shabakadda ku baahiyey qoraagga Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”, ayaa maamulka shabakaddu go’aansaday in uu boggan isugu keeno qormooyinkaas hore loo baahiyey. Waxaanay u qaabaysan yihiin oo la isu hoos dhigay Qormo walba cinwaankeedii oo leh Link-ga (Guddo usii galka), taas oo qofku marka uu riixo cinwaanka u suurtogelinaysa in uu gudaha usii galo qormadii oo dhameystiran. Haddaba, waa kuwan ee ka faa’iidaysi haboon:

ramaas-1