Hargeysa(Ramaas)April.19,2016-Doon siday dad dhalinyaro ah oo tiradooda lag qiyaasa ilaa 500 oo ruux oo ku dagtay badda u dhaxaysa dalalka masar iyo talyaaniga ayaa waxan halkan idiinku soo gudbin doonaa magacyo iyo sawiro dheeraad ah oo laga helay dhalinyaradii ku madhatay doontii ku qarqoontay badda dalka masar.

Waxaana shabakada ramaasnews halkan ay idinku soo gudbin doonta magacyada iyo sawirada qaar kamda dhalinyaradii ku dhimatay badda u dhaxaysa dalalka masar iyo talyaani.

Waxaana ay magacyaadoodu kala ahaayeen sida tan

1 Hodan

2 Xamda Wali

3 Maxamed Khadar

4 Tayasiir Axmed Yusuf

5 Cawaale Xawaadle

6 Koos Xusen Cali

7 C/casiis Maxamed Khadar (shiyo)

8 Sakariye Caynsane

9 Mukhtaar Laangadhe

10 Ubax Axmed Cabdiwali

11 Asad Xasan

12 Cabdicasiis

13 Xamda Cabdilaahi

14 Warda

15 Nawaal Jibaaxe

16 Sacad Sulub

17 Axmed Shuuriye

18 Mukhtaar Ciise

19 Kowsar (Gabadhii Mukhtaar)

20 Jamaal Cabdilaahi Mataan

21 Cawil Gaardi

22 Shiine Khadar

23 Farxaan (Shoodhe Guray)

24 Muxumed Saleebaan (Socoto)

25 Nimoco (Waxay ahayd hooyo inan yar wadata)

26 Kaltuun

27 Siciid Casaanyo

28 Cabdirisaaq Guray

29 Samatar Cilmi

30 Faysal Hanad

31 Maxamed Mire

32 Barwaaqo

33 Maxamed Faroole

34 Khadra

35 Cawil

36 Axmed Abiib (Jano Gale )

37 Aadan

38 Nuura Cismaan Axmed

39 Muuna Yuusuf Axmed

40 Layla Xuseen Axmed

41 Salma Muxumed

42 Xamda Maxamed Dhakhtar

43 Cabdirisaaq

44 Ciise Cali

45 Cismaan Cabdiwali Shagaxle

46 Axmed Aadan

47 Farduus (BURCO)

48 Guuleed Dalmar

49 Deeq

50 Cabdicasiis Cali

51 Khadar Axmed

52 Cabdirisaaq Maxamed Case

53 Qadan Saalax Cabdilaahi

54 Nuur

55 Ubax.

56 C/ qani Good

57 Nimco Ibrahim

1 2 3 4 5 6 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 20 74

Waxii danbe ee soo kordhana kala soco shabakada wararka ramaasnews

 

Ramaasnews-desk

Ramaasnews@gmail.com

Hargeysa/office