Hargeysa(Ramaas)April.17,2016Ilaahay Ha Uu Naxariisto Maanta Waxa Ku Dhintay Badda Meditaraniyanka ee uu Dhaxaysa Masar Iyo Italy Dad kabadan  400 qof oo Uu Badna Somali.

Waxaaba dadkan ay usoo jeedeen dalka yurb, magaalooyinka ugu badan ee dadkasi kaso kal jeedeen ayaa kala ahaa Hargeysa, Burco Berbera iyo waliba muqdisho

.Hoos ka akhri Magacyadooda iyo Sawiradooda

1-Axmed shuuriye iyo Xaaskiisa AHN (Burco )

2-Cismaan cabdi wali shagaxle AHN (Burco )

3-Baashe farax jamac AHN (BURCO)

4-MukhtarCiise AHN (BURCO)

5-Maxamed faroole AHN

6- Ciise Cali AHN

7-Ahmed aadan AHN

8-Ayman AHN

9-Koos Xuseen Cali AHN (BURCO )

10-Khadra AHN

11-Farduus burco AHN (BURCO )

12-Ruqiya Idiris AHN

13-Maxamed mire AHN

15 Ruqiya Idiris

16-Bilaal Milyare Dheeliye

17-Deeq Ismaaciil jaamac

18 Cabdiqani Good

19 Nawaal Muuse

20 Shabcaan Muuse (Burco)

21 Axmed Cade Faarax

22 Jamaal Cabdilaahi Mataan

23 Cabdicasiis Khadar Maxamed

1 2 3 4 1 1 2 3

 

Waxii danbe ee soo kordha kala sooc shabakada ramaasnews

 

Ramaasnews-desk

Ramaasnews@gmail.com

Hargeysa/Office