Oslo(Ramaas) May27, 2016 – Maamulka shabakadda ramaasnews waxa ay ugu bushaaraynayaan akhristeyaasheeda, in ay si taxane ah todobaadkiiba Maalinta Jimcaha ugu baahin doonaan “Kitaab la magac-baxay kooxaha diineed ee ku kala tegay caqiiddada” taas oo aanu ugu talo galnay kor u qaadista aqoonta diinta Islaamka ee akhristeyaasha.

Casharadan, waxa nagu caawiyey masaajidka “Tawfiiq Islamic Senter” ee magaaladda Oslo, waxaana soo jeedin doona Dr. Sheekh Cali Maxamed Saalax ilaahay ha ka jasaa’i siiyo’e.

 

 

 

 

Ramaasnews-desk