Sports Ciyaaraha

 

Depositphotos_79623722_originalKusoo Dhawaada Bogga Ciyaaraha Ee Shabakada Ramaasnews. Kala soco boggan, falanqaynta, natiijooyinka tartamada kala duwan ee caalamka iyo dalkaba. Waxa xusid mudan in si joogto ah halkan looga baahin doono tartamada kubadda cagta ee bisha barakaysan ee RAMADAAN. Waa bogga dhamaan dhalinyarta iyo dadka xiiseeya ciyaaraha, ka dhiibo fikirkaaga, ku darso khibradaada kana qayb qaado falanqaynta ciyaaraha kala duwan. Dhiiri galinta ciyaaraha dalku waa hadafkayaga.

No Posts Yet

Sorry, What you were looking for is not here.