Ra’yiga Dadweynaha

 

3d people - man , person and conceptual image of feedbackKusoo Dhawoow Bogga Rayiga Dadweynaha ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa bogga Rayiga, waa bog qof kastaa ku cabiri karo fikirka uu qabo ee ku aadan mawduuc uu isagu doorto. Marwalba rayiga wax dhisaya ee aan waxba duminahayn. Rayi ka madhan Naxli iyo qabyaalad, mid si cilmiyeysan oo bisayl ku jiro qofku waxa uu aaminsanyahay ugu cabiro.

Maxaad Ka Taqaan Darajada Dabaqadaha Muwaadinniinta Reer Somaliland – Qalinkii: Cabdinaasir Axmed Ibraahim

Darbiyadii waaweynaa ee boqortoonyada dulmigu waxa ay bilaabeen in ay dildilaacaan. Waxa soo dhowaatay goortii ay isku-fadhiisan lahaayeen, ifafaaleheeduna uu muuqdaa, dadyowgii reer Somaliland waxa ay u kala baxeen; 1. Muwaadinka darajada 1aad Hantida iyo dhulka qaranka ayaa inta uu uga baahdo laga siiyaa, qaranka shaqo la yaqaan uma qabto, hal-abuur maaha, macallin ummadda wax… Read more »