News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Wasiir Ku Xigeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Warbixiyey Kulano Ay Dalka Ingiriiska Kula Yeesheen Saraakiil Ka Tirsan Ururo Caalami Ah Iyo Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Wadanka UK

1

Hargeysa(Ramaas)January,24,2017-Wasiir ku xigeenka madaxtooyada Somaliland Axmed Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamo ay dalka Ingiriiska kula yeesheen madax ka tirsan urur caalami ah iyo waliba mudane ka tirsan baarlamaanka UK,sidoo kalena waxa uu ka hadlay natiijada kasoo baxday kulankaasi.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka         Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com