Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq Oo Ku Dhawaaqay Dullaan Ka Dhan Ah Kooxda ISIS

  Hargeysa(ramaas)Ogosto.20,2017- Ra’iisul Wasaaraha dalka Ciraaq ayaa ku dhawaaqay dullaan ka dhan ah kooxda isugu yeerta khilaafada islaamka ee ISIS. Haider al-Abadi ayaa sheegay inay doonayaan in ay la wareegaan gacan ku heynta magaalada Tal Afar oo ah magaaladii ugu dambeesay ee ay ku xooganyihiin kooxda ISIS. Ra’iisul Wasaaraha ayaa hadalkan ka sheegay telefishenka qaranka,… Read more »