Oslo(Ramaas) Nov.11, 2016 – Maamulka ramaasnews waxa uu ugu bishaareynayaa akhristeyaashiisa in uu dib ugu baahin doono, barnaamijyo caafimaad oo uu Dr. Jaamac Yuusuf Cilmi muddo ka hor shabakadda idiinka gudbiyey.

Barnaamijyadda caafimaad ayaa ku saabsan xanuunada maanka iyo qaybihiisa kala duwan, waxaana barnaamijkan aynu ku bilaabaynaa xanuun maanka ku dhaca ee Welwelka afka qalaadna lagu yidhaahdo (Anxiety Disorder)

Barnaamijka Shanaad oo dhageysi ahi waa kan ee maqal wacan:

 

 

Ramaasnews-desk

ramaasnews@gmail.com