Hargeysa(Ramaas)Ogosto.12,2017-Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeedhay maamulka Puntland oo ay ku sheegeen inaanay yeelayn in gobolada Sanaag iyo Sool la geeyo sanaaduuqda ay ku jiraan Kaadadhka codbixintu.

Sidoo kalena waxa uu ka hadlay golaha wakiilada Somaliland oo ay ciidamo la wareegeen iyo cidda uu goluhu u xidhan yahay muddo Lix cisho ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com