Hargeysa(Ramaas)Oct.112,2017-Xukuumadda Somaliland ayaa gaadhi waxay ku wareejisay gudoomiyaha degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daadmadheedh,kaas oo ay yeelanayso degmadu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com