Hargeysa(Ramaas)September.13,2017-Xoghayaha cadaaladda xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa si adag uga hadlay garsoorayaan kamid ah bahda garsoorka Somaliland oo ku dhex milmay siyaasadda dalka oo u ololeeyey xisbiga KULMIYE,waxaana uu dhaliilo xoogan usoo jeediyey gudoomiyaha maxkamadda Sare ee Somaliland iyo bahda garsoorka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com