Hargeysa(Ramaas)Dec.6,2017-Xildhibaano ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa warbixin ku saabsan halka uu marayo mashruuca biyo balaadhinta Hargeysa ka dhagaystay maareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com