Hargeysa(Ramaas)Oct.12,2017-Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland kana mid ahaa xisbiga KULMIYE ayaa shaaca ka qaaday inuu iskaga baxay xisbiga KULMIYE,Waxaana daboolka ka qaaday sababaha iyo halka uu ku biiray.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com