Widhwidh(Ramaas) Mar.15, 2016 – Bashasaab xigeenka gobolka Buuhoodle mudane Jaamac Dheeg Cartan, ayaa deeq raashin ah u qaybiyey in ka badan 150 qoys oo danyar ah.

Warka qaybinta raashinka oo maqal iyo muuqaal ahi waa kan ee daawasho wacan:

 

 

Ramaasnews-desk

ramaasnews@gmail.com