Hargeysa(Ramaas)May.19,2017-Wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Boos ayaa maanta magaalada Ceerigaabo ka dhagax dhigay mashruuc Biyo balaadhin ah oo laga fulinayo gudaha magaalada Ceerigaabo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 
Ramaasnews-desk
ramaasnews@gmail.com