Hargeysa(ramaas)January.11,2017-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay saldhig Militeri oo la sheegay in dawlada Imaaraadka Carabtu ka dhisanayso magaalada Berbera,waxaana uu sidoo ka hadlay walaaca iyo warwarka ay dawlada Itoobiya ka qabto saldhigaasi Militeri.

Wasiirka ayaa waxa uu sidoo kalena ka hadlay dhaq-dhaqaaqyo jabhadaysan oo la sheegay in Suldaan Wabar  mar kale la filayo inuu ka bilaabo Somaliland.

 

 

Halkan hoose ka daawo  muuqaalka warka

 

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com