Hargeysa(Ramaas)Nov.14,2017-Wafti safiiro ah oo ka socday wadamada Yurub oo socdaal ku jooga Somaliland ayaa kulan maanta la qaatay murrashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro iyo hogaanka xisbiga WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com