Hargeysa(Ramaas)Nov.13,2017-Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland ayaa ka hadlay codayntii doorashada madaxtooyada Somaliland ee maanta ka dhacday Somaliland,waxaana uu faahfaahin ka bixiyay kormeer uu kusoo maray goobo ay ka socotay codayntu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com