Hargeysa(Ramaas)Oct.11,2017-Odayaal iyo waxgarad shir jaraa’id ku qabtay magaalada Burco ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhex galay golaha deegaanka Caynaba,waxaana ay ku eedeeeyeen inuu dabada ka riixayo wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com