Hargeysa(Ramaas)January.11,2017-Gudida abaaraha gobolka Togdheer iyo madax-dhaqameedka kala duwan ee gobolka ayaa magaalada Burco ku qabtay munaasibad ay ugu mahadnaqayeen shirkadda isgaadhsiinta Telesom oo kaalin laxaad leh ka qaatay gurmadka iyo taakulaynta dadka ay abaaruhu ku saameeyeen deegaanada gobolada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com