Hargeysa(ramaas)January.11,2017-Qaar kamida madax-dhaqameedka gobolka Togdheer oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Burco ayaa si adag uga hadlay waaran soo qabasho ah oo uu ganacsade Maxamed Aw-Siciid usoo jaray siyaasi Guuleed Daahir Samatar oo ka tirsan saraakiisha xisbiga WADDANI.

Waxaana ay madax-dhaqameedkani Ganacsade Maxamed Aw-siciid ugu baaqeen inaanu siyaasadda dalka ku dhex milmin madaama uu yahay ganacsade somalida u adeega.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com