Hargeysa(Ramaas)January.11,2016-Maamulka dawlada hoose ee degmada Burco ayaa go’aan adag kasoo saaray raga ka ganacsada qodista iyo iibka xabaalaha burco marka marxuunka lagu aasayo taas oo ay sheegeen in ay dadka ka siiyaan lacag dhan 100$.

Xoghayaha dawlada hoose degmada Burco oo go’aankan ku dhawaaqay ayaa sheegay in maanta waxii ka danbeeya ay 300 oo shilling Somaliland ka ah ay siin doonaan ragaasi xabaalaha ay qodaan ee ay ka ganacsadaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com