Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Daawo Barnaamijka Xusuus-reeb Iyo Duuliye Sare Maxamuud Maxamed Xayd Oo Ka Tirsanaa Saraakiishii Ciidankii Cirka, Isla Markaana Ahaa Duuliyihii Gaarka Ahaa Ee Gaani (Daawo).

Oslo (Ramaas) Nov.16, 2012 – Wariyaha caanka ah ee Maxamuud Cabdi Cali Ducaale oo daadihiya barnaamijka Xusuus-reeb ee laga sii daayo Telefishanka HCTV ayaa waxa marti ku ah Duuliye sare Maxamuud Maxamed Xayd oo ka tirsanaa saraakiishii ciidankii cirka, isla markaana ahaa duuliyihii gaarka ahaa ee General Maxamed Xaashi Gaani xilligii uu xukumay qaybtii 26aad ee xarunteedu ahayd magaalada Hargeysa.

Xayd waxa kale oo uu ka mid noqday dhaqdhaqaaqii SNM, isla oo ka mid noqday saraakiishii halganka adag la soo gashay sidii ay afka dhulka ugu dari lahaayeen taliskii Maxamed siyaad Barre. Haddaba, Wareysiga oo aad u dheer waxa uu u dhacay sidan ee daawasho haboon:

 

Ramaasnews Desk

Oslo, Norway.

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Voting Poll

testing by Admin

Test 1 - 72.7%
Test 2 - 27.3%

Total votes: 55
The voting for this poll has ended on: 27 Jul 2013 - 16:03

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus