Hargeysa(Ramaas)Oct.12,2017-Hogaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa waxay maanta dalka kusoo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI ee qaarada Ameerika.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com