Hargeysa(Ramaas)Dec.6,2017-Hantidhawraha guud ee Qaranka Somaliland ayaa shaaciyay in 13-kii Noofember waxii ka danbeeyey ay joojiyeen iibinta dhulka danta guud ah,waxaana uu fariin u direy golayaasha deegaanka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com