Maamulka Shabakada wararka Ramaasnews iyo shaqaalaha shabakaduba waxay Hambalyo kal iyo laaba u dirayaan shacabka reer Somaliland ee ku kala sugan gudaha iyo daafaha Caalamkaba munaasibada xuska 18-May oo ah Sanad guuradda 26-Aad ee kasoo wareegtay maalinkii dhidibada loo taagay jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland.

Waxaana shacabka Somaliland leenahay sanadkan sanadkiisa alla ha idinku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo nabad iyo xasilooni,wada jir iyo nolol qiimo badan iyo shacabka oo gacmaha isku qabsada horumarinta dalkooda iyo dadkoodaba.

Guul iyo gobonimo shacabka Reer Somaliland.

 

 

 

Gudoomiyaha ahna Tafatiraha Ramaasnews

Cabdirisaaq Cismaan Fadal

Masuulka sare ee Somaliland ee Ramaasnews

Cabdifataax Xasan Xuseen “Xareed”