Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaan lamaanaha Axmed Cabdiqaadir Xirsi iyo Fahma Cali Xasan oo arooskoodu 29.07.2017 ka dhacay magaalada Fredrikstad ee dalka Norway.

Waxa tahniyada diraya dadka kala ah:

Aabo Cabdiqaadir Xirsi Xusseen iyo Hooyo Koos Ibraahin Xasan.

Aabo Cali Xasan Dhoolay iyo Hooyo Canab Diirshe Cali.

Eedo Xaawo Xirsi Xusseen iyo Cabdirisaaq Cali Nuur.

Eedo Sahra Xirsi Xusseen iyo Qoyskeeda.

Eedo Luul Xirsi Xusseen iyo Qoyskeeda.

Cabdirisaaq Cismaan Fadal iyo Qoyskiisa.

Xasan Baaruud Jibaar iyo Qoyskiisa.

Yuusuf Maxamed X. Haaruun iyo Qoyskiisa.

Cabdiqaadir Mahdi Xaashi iyo Qoskiisa.

Maxamed Mahdi Xaashi iyo Qoyskiisa.

Jamaal Mahdi Xaashi iyo Qoyskiisa.

Naasir Mahdi Xaashi iyo Caruurtiisa.

Xasan Rashiid Xaashi iyo Qoyskiisa.

Baashe Maxamed Muuse.

Baashe Jaamac Barri iyo Caruurtiisa.

Siciid Cismaan Gaboose iyo Qoyskiisa.

Maxamed Jibriil Qoorgaab iyo Qoyskiisa.

Cali Jibriil Qoorgaab iyo Qoyskiisa.

Maxamed Saahid Afgaab.

Liibaan Mahdi Xaashi iyo Caruurtiisa.

Cabdalle Daahir Xasan iyo Qoyskiisa.

Dhamaan dadkaasi waxay lamaanaha isguursaday Ilaahay uga baryayaan in uu ka yeelo kuwii isku badhaadha, ubad khayr qabana rabi kala siiyo.

 

Aamiin………..Aamiin.