Hargeysa(Ramaas)July.17,2017-Gudoomiyaha deegaanka Ballan-baal ee gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay dhacdo shalay ka dhacday deegaanka oo dhaawacyo iyo waxyeelooyin loogu gaystay gudoomiyihii deegaanka ee xisbiga WADDANI iyo taageerayaal ka tirsan xisbiga.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxa uu shaaca ka qaaday cidda ka danbaysa falkaasi ka dhacay deegaanka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com