Hargeysa(Ramaas)Ogosto.11,2017-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo gaadiidkii ka hawl galayay qaybinta kaadhka codbixiyayaasha gobolka Sanaag oo maalinka barri ah si rasmi ah u bilaabmaysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

Ramaasnews-desk
ramaasnews@gmail.com