Hargeysa(Ramaas)July.17,2017-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday inay talaabo adag ka qaadi doonaan xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE kadib markii ay jabiyeen xeerkii anshaxa ee ay ku heshiiyeen waa siday sheegeen guddiguye.

Dhawaaqa wax aka jawaabay masuuliyiinta WADDANI iyo KULMIYE.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

Ramaasnews-desk

Ramaasnews@gmail.com