Hargeysa(Ramaas)January.11,2017-Ganacsatada yar yare ee ku ganacsada suuqa Gobonimo ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyey sixir bararka ka taagan dalka Somaliland iyo waliba qiimo dhaca ku yimi lacagta shilling Somaliland.

Waxaana ay ganacsatadani baaq u direen xukuumadda Somaliland iyo labada gole qaran oo ay ugu baaqeen inay wax ka qabtaan sixir bararka ka taagan dalka ee  saameeyey ganacsigoodii.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com