Hargeysa(Ramaas)May.19,2017-Waxa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera soo cago dhigatay diyaaradd siday dawooyin iyo qalab Caafimaad oo ay soo direen dalalka Canada iyo Norway islamarkaana ah kasoo jawaabida baaqii ay xukuumadda Somaliland u dirtey dalalkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com