Hargeysa(Ramaas)Ogosto.13,2017-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u guda galay xalinta khilaafkii soo kala dhex galay golaha Wakiilada Somaliland ee ka qarxay doorashadii golaha ka dhacday.

Waxaana si wada jira warbaahinta ula hadlay maanta labadii murrashax ee gudoomiyaha golaha ku tartamayay ee Baashe Maxamed Faarax iyo Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud “Talyanle” iyo waliba gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Yuusuf.

 

Halkan  hoose ka daawo muuqaalka

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com

Hargeysa/Office