Hargeysa(Ramaas)September.13,2017-Munaasibadii maanta xisbiga WADDANI u qabtay soo dhawaynta haldoorka iyo aqoonyahanka kasoo jeeda gobolada Saaxil iyo Maroodi-jeex ayaa waxa madashaasi laga soo jeediyey khudbado xasaasi ah oo dhinacyo badan taaabanaya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com