Hargeysa(Ramaas)Oct.13,2017-Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE ee gobolka Togdheer ayaa xisbiga WADDANI ku eedeeyeen inay dhalinyaro ay soo abaabuleen ay soo weerareen xafiisyo xisbiga KULMIYE ku leeyahay magaalada Burco,waxaana eedayntan si adag uga jawaabay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Gudoomiyaha ololaha KULMIYE ee gobolka Togdheer

Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com