Hargeysa(Ramaas)January.9,2017-Siciid Farxaan Ibraahin waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Ceerigaabo,waxa uu la ildaran yahay xanuun,waxaana la sheegay inuu ka dhacay kaabad gurigooda ku taal taas oo sababtay in hadalku ku dhago,sidoo kale farxaan waxa uu daris la yahay xanuuno kale.

Hooyada dhashay wiilkan xanuunsanaya ayaa caawimo iyo kaalmo waydiisatey umadda muslimiinta ah meel kaste oo ay joogaan,waxaana ay hooyadani sheegtay in wiilkeeda dalka gudahiisa waxba lagag qaban Karin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com