Hargeysa(Ramaas) Jul.16, 2017 – Barnaamijka bandhiga Deeqa oo ka baxa muuqaal baahiyaha Somali Cable, isla markaana ay daadihiso Deeqa Maxamuud Qaloonbi ayaa waxa ay taxane wareysiyo ah la yeelatay hal-abuur Aadan Tarabi Jaamac qaybtiisa koowaad. Aadan Tarabi ayaa ka waramaya taariikho ummadda ku ahaa maqal uun, lamaanaha xayawaanka duur-joogta iyo magacyadooda. Waxa kale oo uu ka waramayaa suugaantiisa ee daawasho haboon:

 

 

Ramaasnews-desk

ramaasnews@gmail.com