Hargeysa(Ramaas)September.12,2017-Shaqaaqadii mudooyinkii u danbeeyey ka taagnayd deegaanada degmada Ceel-afwayn oo maalmihii u danbeeyey nabadaynteeda la waday ayaa maanta si rasmi ah loo soo afjaray.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

Ramaasnews-desk
ramaasnews@gmail.com