Hargeysa(Ramaas)Nov.13,2017-Shacabka magaalada Hargeysa ee maanta u dareeray codayntii doorashada madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadlay wakhtiyada ay soo istaageen goobaha ay ka codaynayaan,iyo waxa doorashadan ay kaga duwan tahay doorashooyinkii hore.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

C/fataax Xareed
Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com
Hargeysa/Office