Hargeysa(Ramaas)Dec.6,2017-Libaaxyada lagu dhex dhaqo gudaha magaalada Hargeysa ee uu leeyahay wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa waxa dhex mara dagaal iyo xifiltan adag wakhtiyada la siinayo cuntada.

 

Kamarada shabakada wararka Ramaasnews oo muuqaalkan soo duubtay ayaa idinla wadaagaysa muuqaalkan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

C/fataax Xareed
Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com
Hargeysa/Office