Hargeysa(Ramaas)Ogosto.12,2017-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo ka qayb galay xuska maalinta dhalinyarada aduunka oo Hargeysa lagu xusay ayaa waxa uu madashaasi kasoo jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

Sidoo kale Cabdiraxmaan Saylici ayaa si dadban u durey gudoomiyayaasha xisbiyada UCID iyo WADDANI.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com