Hargeysa(Ramaas)May.19,2017-Waxa afka innagu soo haysa bishii barakaysnayd ee Ramadaan, iyadoo muslimiintu meel kasta oo ay joogaan is u diyaarinayaan gudashadeeda iyo soonka bisha barakaysan ee Ramadaan waxaana la filayaa inay Ramadaan soo gasho 27 ama 28 bisha May.2017

Muqaalkan uu oo idiinku talo galay barnaamijka MIDHAHA DIINTU, wuxuu si gaar ah u khuseeyaa soo dhawaynta bisha Ramadaan. Waxaana ka hadlaya sheekh Maxamed Cabdi Ummal. Ka faa’idaysi wanaagsan oo ku camalfal fiican.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com