Hargeysa(Ramaas)September.13,2017-Guddiga komishanka qaranka Somaliland ayaa maanta munaasibad ay magaalada Hargeysa ku qabteen waxay kusoo gabogabeeyeen qaadashada kaadhadhkii codbixiyayaasha oo si rasmi ah uga soo idlaatay lixda gobol ee Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com