Hargeysa(Ramaas)September.13,2017-Bulshada ku dhaqan magaalada Gabiley ayaa maanta isku soo bax lagaga soo horjeedo sicir bararka dalka ka taagan waxay ka dhigeen magaalada Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com