Hargeysa(Ramaas)Dec.6,2017-Badhasaabka gobolka togdheer iyo isuduwaha caafimaadka gobolka Togdheer ayaa khilaaf adag soo kala dhex galay,waxaana ay labadan masuul warbaahinta isku mariyeen hadalo hanjabaado ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com