Warka Dhaqaalaha

 

1 arrow biz map

Kulanka Saamilayda Shirkadaha TELESOM GROUP Oo Ka Dhacay Hargeysa + Muuqaal Iyo Sawiro.

Hargeysa(Ramaas)Mar.14, 2016 – Waxa lagu qabtay shalay Magaalada Hargeysa (13th March, 2016) xaflad ballaadhan oo ay isugu yimaadeen Saamilayda Shirkadaha Telesom Group, oo ka kooban Isgaadhsiinta Telesom, Baanka Daarasalaam, Shirkadda Gaaska Cuntada ee SOMGAS & shirkadda korontada ee TEC. Kulankaasi oo ka dhacay Hotel Guuleed ee Magaalada Hargeysa waxa ka soo qayb-galay boqolaal ka mid… Read more »