Dhageyso Qaybta 12aad “Mad-habta Al-jacfari” Kitaabkeenii Kooxaha Diineed Ee Ku Kala Tegay Caqiiddada Iyo Qaybahooda.

Oslo(Ramaas) Apr.15, 2016 – Maamulka shabakadda ramaasnews waxa ay ugu bushaaraynayaan akhristeyaasheeda, in ay si taxane ah todobaadkiiba Maalinta Jimcaha ugu baahin doonaan “Kitaab la magac-baxay kooxaha diineed ee ku kala tegay caqiiddada” taas oo aanu ugu talo galnay kor u qaadista aqoonta diinta Islaamka ee akhristeyaasha. Casharadan, waxa nagu caawiyey masaajidka “Tawfiiq Islamic Senter”… Read more »